Templates by BIGtheme NET

TOP-DHAGEYSO:-Murtaar Roobow oo ka qeyn Gelaya Shir Xasaasi ah oo Farmaajo iyo Shariif Xasan ku Cadeynayaan Heshiiska ay la Galeen”

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa lagu wadaa inuu ka bilowdo shir Xasaasi ah oo quseeya Dowlada dhexe,Maamulka K/galbeed iyo Sarkaal ka soo Baxay Al-Shabaab,

wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka K.galbeed iyo Wasiirka Gaashaandhiga SOomaaliya ay wajahayaan shir Xasaasi ah oo ku qotoma wada hadalka Sheekh Muqtaar Abuu Mansuur,

Sheekh Muqtaar Rooboow Cali (Abuu Mansuur) oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa maalmahaan u xayirnaa Madaxweyne SHariif Xasan Sheekh Aadan oo ku Daahay Magaalada Muqdisho kuwaasi oo qorsheynayay shameystirka heshiiska uu la galay Dowlada Soomaaliya,

Sheekh Muqtaar ayaa wada hadalkiisa lagu wadaa in lagu soo gaba gabeeyo Shirka maanta la filayo inuu ka bilowdo Magaalada Baydhabo waxaana DOwlada dhexe u matalaya shirkaasi Wasiirka Gaashaandhiga SOomaaliya oo Gaaray Magaalada Baydjabo,

Afhayeen u hadlay Maamulka K/galbeed ayaa sheegay inuu Sheekh Muqtaar maanta ku wajahan yahay Magaalada Baydhabo isla markaasina uu si Rasmi ah SHirku uga Bilaaban Doono Madaxtooyada Baydhabo.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful