Templates by BIGtheme NET

TOP-DHAGEYSO:-Askar loo Xir Xiray Weerarkii Beled xaawo iyo Meydka Wiil dhalinyaro ah oo si Naxariis Daro ah Beled xaawo lagu Arkay”

Maamulka Jubaland oo Xabsiga dhigay ilaa 5-Askari oo lagu eedeeyay inay k lug lahaayeen Weerarkii ay dhawaan dagmadaasi kula wareegeen Al-Shabaab,

wasiiru dowlaha Amniga Jubaland Cabdirashiid Janan ayaa amar ku bixiyay Xariga Askartaasi oo la rumeysan yahay inay la shaqeeyaan Al-Shabaab,

dhinaca kale wararka ayaa sheegaya in Meyka Wiil dhalinyaro ah oo manta Gelinkii dambe laga helay Duleedka Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo,  

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful